Muqdisho (SONNA) – Kulakii 36aad iyo 37aad ee Kalfadhiga 6aad oo uu shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay goob joog ka ahaayeen Guddoomiye ku-xigeenka 1aad Senator Abshir Maxamed Axmed iyo Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad Senator Mowliid Xuseen Guhaad ayaa diiradda lagu saaray Akhrinta 2aad iyo 3aad ee Hindise-sharciyeedka Sii akhriso
Addis Ababa (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo kula yeeshay Addis Ababa Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo dar dargelinta taageerada dowladda Norway ay siineyso Sii akhriso