Muqdisho (SONNA) – Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa daah furtay dhigitaanka roogga cagaaran ee garoonka Stadium Muqdisho. Tuulada cayaaraha ee Muqdisho ayaa lagu sameeyay dib u dayactir xooggan, kaasi oo qeyb ka ahaa dhismihiisa barnaamijka isxilqaan ee lagu dhisayo xarumaha danta guud ee dalka. Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay wafdi sare oo ka socday Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga adduunka ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan UNHCR oo uu hogaaminayay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) -Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah Wasaaradda oo dib u dhis lagu sameynayo. Wasiir Maareeye ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehlinayay Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Mudane Cabdinaasir Xueen iyo Injineerada loo xilsaaray dib Sii akhriso
Maareeyaha Macadka Cilmi baadhista xarunta G/Shabeelle ahna isku duwaha Mashruucan qamadiga Ismaaciil Xasan Xuseen ayaa sheegay in lagu guulaystay Mashruuca Abuurka Qamadiga oo laba bil ka hor laga hirgaliyay sedex degmo oo ka mid ah Gobolka Shabeelle xili uu waraysi gaar ah siiyay SRTV.Isku duwaha Mashruucan ahna Maareeyaha Xafiiska Cilmi Badhista Shabelle Ismaaciil Xasan Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kula kulmay agaasimaha Guud ee Hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan waxbarashada, dhaqanka iyo Seyniska, Audrey Azoulay oo booqasho ku timid magaalada Muqdisho. Kadib kulanka oo looga hadlay horumarinta wada shaqeynta Soomaaliya iyo UNESCO, ayaa wasiirka Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Dalka Jordan ee Caasimadiisa Cammaan ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Sii akhriso