Muqdisho (SONNA) – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe ayaaa ka qeyb-galay shir caalami ah oo ay ka qey-galayeen Wasiirada Difaaca Dalalka Africa iyo India, kaasi oo diiradda lagu saaray iskaashiga  difaaca dalalka Africa iyo India. Wasiirka Gaashaandhigga ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Difaaca dalka India Ragnath Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabishan cunnada iyo beeraha (FAO), ayaa afartan doomood oo ah nuuca Huurida, waxa ay maanta ku wareejisay kalluumeysato ka kala socota dowlad gobaleedyada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed. Deeqda doomahaha ah oo qayb ka ah barnaamijka shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed iyo yareynta saboolnimada ayaa u fududeyneysa Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa kormeeray xarunta Tirakoobka Ciidanka Qalabka Sida oo lagu soo gabo-gabeeyey howlihii la xiriiray ururinta xogta iyo diyaarinta diiwaanka Ciidanka. Madaxweynaha ayaa soo bandhigay muhiimadda ay leedahay dib u habaynta Ciidanka Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) Munaasabadan lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee ka hortagga askareynta carruurta oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa lagu qabtay Muqdisho, Iyadoo ay ka qeyb galeen Wasiiro, Xildhinaanno ka tirsan labada Aqal, Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Difaaca, Ururada Bulshadda Rayidka iyo Sii akhriso