Government, Militants Target Somali Journalists, Group Says  Bloomberg Somali journalists targeted for speaking out  Amnesty International Amnesty International: Somali journalists suffer killings, attacks and threats  DW (English) In Somalia, Attacks on Media Workers Rising  VOA News In Further Bid to Silence Media, Somalia Harassing Journalists Online: Amnesty  The New Sii akhriso
(Yurub) 13 Feb 2020. Wargeysyada gudaha Spain ayaa waxay shaaca ka qaadeen maanta oo khamiis ah in kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ay ku dagaalami doonaan heshiis cusub. Sida laga soo xigtay wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain Liverpool ayaa ku horreysay xiisaha xiddiga kooxda Inter ee Marcelo Brozović kahor inta aysan ku soo biirin loolanka […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay si kulul uga hadashey warbixin ay soo saartay Hay’adda Amnesty International oo ku saabsanaa in ay jiraan xadgudubyo ka dhan ah xoriyadda hadalka ee Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya Sii akhriso
Nayroobi (SONNA)- Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta magaalada Nayroobi ka furay shir u dhaxeeya Wasaaradda iyo hay’adda IFC oo ka tirsan Baanka Aduunka. Shirkan oo Agaasimaha ay ku wehelinayeen Madax ka tirsan Wasaaradda, ayaa hay’adda waxay ka wada-hadleen siddii loo xoojin lahaa xidhiidhka iskaashi Sii akhriso