(London) 18 Feb 2020. Manchester United ayaa guul dahabi ah garoonka Stamford Bridge kaga soo gaartay kooxda Chelsea, kaddib markii ay kaga adkaatay 0-2, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-1 ay ku hoggaamineysay kooxda martida aheyd ee Manchester United. Daqiiqadii 45-aad Manchester United ayaa hoggaanka u […]Sii akhriso
(London) 17 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa naadiga Manchester United ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Stamford Bridge kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan ee kooxaha Chelsea iyo Manchester United. Haddaba halkaan hoose ka eeg safafka labada kooxood oo dhammaystiran:- Chelsea Sii akhriso
(Liverpool) 15 Feb 2020. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa magacowday 21-keeda ciyaaryahan ee u safreysa caasimada Madrid, si ay kaga qeyb galaan kulanka habeen dambe ay la ciyaarayaan Atletico Madrid. Garoonka Wanda Metropolitano ayaa habeen dambe oo khamiis ah marti galin doono kulanka la wada sugayo ay ku wada ciyaari doonaan kooxaha Atletico Madrid iyo Liverpool, Sii akhriso
(Manchester) 17 Feb 2020.Tababaraha kooxda kubadda cagta Man United ee Ole Gunnar Solskjær ayaa sheegay in haddii ay Red Devils ku guuldarreysato inay u soo baxdo tartanka UEFA Champions League aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin heshiisyada ay United-ka ku dooneyso ciyaartoy cajiib ah. Manchester United ayaa haatan ku jirta kaalinta sagaalaad iyadoo leh […]Sii akhriso
(Paris) 17 Feb 2020. Neymar & Mbappe ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha kooxda PSG ee kulanka Champions League uga qeyb galaya ciyaarta Dortmund. Kooxda kubadda cagta PSG ayaa ku dhawaaqday 21-ka ciyaaryahan ee ay ku wajahayaan Dortmund kulankooda Champions League ee isbuucaan, iyadoo ay ku jiraan Neymar & Mbappe, waxaana ka maqan Paredes. Though Tuchel ayaa […]Sii akhriso