Precious Ethiopian Crown Returned —After 21 Years Stashed In A Dutch Apartment  NPR Dutch government returns stolen 18th-century ‘precious crown’ to Ethiopia  CNN Looted 18th Century Crown Returned to Ethiopia After Decades  The New York Times Netherlands returns 18th century crown to Ethiopia  Anadolu Agency Ethiopian 18th Century crown return home from Sii akhriso
(Yurub) 20 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa ka hadlay fursada uu David Silva u heysto inuu ciyaaro kulanka Real Madrid ee lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League. Xiddiga qadka dhexe ee reer Spain ayaa ka baxay qeybihii ugu dambeeyay ee kulankii xalay ay guusha kaga gaareen […]Sii akhriso
(Barcelona) 20 Feb 2019. Kabtanka kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa wareysi uu ku bixiyay wargeyska “Mundo Deportivo” ee dalka Spain wuxuu kaga hadlay dhowr arrimood ee ku saabsan kubadda cagta iyo mustaqbalkiisa naadiga reer Catalonia. Waxyaabihii uu Lionel Messi kaga hadlay wareysigan ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa xiriirka uu la leeyahay […]Sii akhriso
Hay’ada USAID ayaa xirfadleyaal caafimaad oo laga soo kala xulay qaar ka mid ah xarumaha iyo cisbitaalda caafimaadkaee deegaanka tababar ugu qabtey magaalada Awbarre ee gobolka Faafan.Tababarkaas oo kor loogu qaadayey aqoontooda iyo xirfadooda caafimaad, kaasi oo halkaas ka socdey mudo todobaad ah, tababarada noocan ah kuwo looga baahan yahay in ay isku waydaarsadaan Sii akhriso
(England) 20 Feb 2019. Xiddigii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jamie Redknapp isla markaana falaqeeye ka ah shabakada “Sky Sports” ayaa xaqiijiyay in xiddga reer Belguim ee Kevin De Bruyne uu yahay ciyaaryahanka ugu fiican ee ka ciyaara England, isla markaana uu farqi weyn u dhexeeyo kuwa ay aadka isugu dhow yihiin. Hadalka Jamie Redknapp […]Sii akhriso