(Madrid) 21 Feb 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Levante ee horyaalka La Liga. Macalin Zinedine Zidane iyo wiilashiisa kooxda Real Madrid ayaa waxay habeen dambe ku booqan doonaan naadiga Levante garoonka Ciutat de Valencia si ay u wada ciyaaraan kulan ka tirsan horyaalka […]Sii akhriso
(London) 21 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Frank Lampard ayaa ku dhawaaqay mudada uu N’Golo Kanté ka maqnaanayo garoomada, kaddib markii lagu sameeyay dhowr jeer baaritaano caafimaad ee la xiriira dhaawaca soo gaaray. N’Golo Kanté ayaa isaga baxay bilawga kulankii ay la ciyaareen Manchester United ee horyaalka Premier League, kaasoo ay Blues guuldarro Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Interchurch Organisation for Development Co-operation Closing date: 14 Mar 2020 DESCRIPTION This Access to Finance advisor Role is an 11-month deployment opportunity by ICCO in Ethiopia. The senior Aid Volunteer will mainly be working for the Strengthening African Rural Smallholders (STARS) programme in the areas of access to finance for Sii akhriso
(Liverpool) 21 Feb 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa shaaca ka qaaday maanta oo Jimco ah mudada uu garoomada ka maqnaanayo Jordan Henderson, kaddib markii lagu sameeyay dhowr jeer baaritaano caafimaad ee la xiriira dhaawaca soo gaaray. Jordan Henderson ayaa laga saaray garoonka daqiiqadii 80-aad ee kulankii ay kooxaha Atletico Madrid iyo Sii akhriso