(Barcelona) 22 Feb 2020. Barcelona ayaa garoonkeeda Camp Nou guul kaga gaartay kooxda Eibar, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-0, ciyaar qeyb ka aheyd kulamada horyaalka La Liga ee dalka Spain. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 3-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Barcelona. Daqiiqadii 14-aad kooxda Barcelona ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 […]Sii akhriso