(Manchester) 23 Feb 2020. Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Watford, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda Man United. Daqiiqadii kooxda Man United ayaa heshay rigoore waxaana gool u […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Kuuriyada koonfureed ayaa kor u qaaday feejignaanteeda la xiriirta sidii looga hortagi lahaa faafitaanka cudurka  coronavirus heerka ugu sarreeya kadib markii  ay aad usoo kordheen dadka uu soo ridanayo cudurka. Madaxweynaha dalkaas Moon Jae-in ayaa sheegay in waddanku uu  wajahayo xaalad halis ah, maalmaha soo socdana ay muhiim tahay in la qaado Sii akhriso