(France) 27 Feb 2020. Lyon ayaa guul kaga gaartay kooxda Juventus Groupama Stadium kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-0. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Lyon. Daqiiqadii 31-aad kooxda Lyon ayaa hoggaanka u qabatay […]Sii akhriso
(Madrid) 27 Feb 2020. Manchester City ayaa guul soo laabasho ah ka soo gaartay Real Madrid kulanka lugta hore wareega 16-ka ee tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-2. Qeybta hore ee dheesha ayaa lagu kala maray bar-bardhac 0-0 ah. Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada kooxood waxay sameeyeen qaab […]Sii akhriso
(Yurub) 26 Feb 2020. Macalinkii hore kooxda kubadda cagta Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ka hadlayay guuldarradii xalay Chelsea ka soo gaartay naadiga reer Germany ee Bayern Munich. Bayern Munich ayaa garoonka Stamford Bridge guul kaga soo gaartay kooxda Chelsea kulankii lugta hore wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay 0-3. Arsene […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa tababar u soo xiray Guddoomiye ku-xigeennada Amniga iyo Siyaasadda ee degmooyinka Gobolka Banaadir iyo qaar ka tirsan Agaasimayasha qaybta Amniga iyo Arimaha Bulshada. Tababarkan oo muddo labo cisho ah socday laguna qabtay aqalka dowlada hoose ee Sii akhriso