(Yurub) 21 Mar 2020. Inkastoo aanu dhamaanin horyaalada waaweyn ee yurub xilli ciyaareedkan, haddana waxaa la soo saaray liiska 10-ka xiddig ee ugu fiican horyaalada waaweyn ee yurub xilli ciyaareedkan. Shabakada caalamiga ah ee “WhoScored” ayaa daabacday liisaska 10-ka ciyaartoy ee ugu wanaagsan xilli ciyaareedkan, waxaana liiska lagu xaddiday waxqabadka ciyaartoyda Sii akhriso
(Yurub) 21 Mar 2020. Waa ay adag tahay in la dafiro in Nemanja Vidic uu ka mid ahaa difaacyadii ugu wanaagsanaa ee Premier League-ga ka soo ciyaaray iyo guud ahaan caalamka xilligii uu ka tirsanaa naadiga Manchester United. Tababarihii hore ee Red Devils, Sir Alex Ferguson ayaa aas-aasay lammaane-difaaceed qurux badan isagoo 38-jirka reer Serbia […]Sii akhriso
(Madrid) 21 Mar 2020. Macalinka reer Talyaani ee Fabio Capello ayaa cadeeyay dhibaatooyinka ugu waa weyn ay la dhibtooneyso kooxda kubadda cagta ee Real Madrid xilli ciyaareedkan tartamada maxaliga ah iyo kuwa Yurub. Fabio Capello ayaa dhinaca kale tilmaamay in kooxda Los Blancos aysan laheyn tayo wanaagsan iyo ciyaartoy saameyn ku leh garoonka dhexdiisa. Macalinka reer Sii akhriso
(England) 21 Mar 2020. Warbixintaan waxaa ku eegi doonnaa kooxaha ciyaara horyaalka Premier League-ga ee ay ku biiri lahaayeen xiddigaha Liverpool, haddii aysan ku biiri lahayd kooxda Reds oo ay hadda ka tirsan yihiin. Sheekadan waxay gaar u tahay kaliya xiddigaha Liverpool, kuwaasoo aan isla eegi doonno doorashadooda kooxaha ka dhisan England ee ay ku […]Sii akhriso
(London) 21 Mar 2020. Maadaama marka uu xilli ciyaareedka dhammaado ay dhici doonaan heshiisyo badan oo ay ciyaartoyda kula jiraan kooxahooda, horyaalka Premier League-ga kooxaha ka dhisan ayaa si bilaash ah ku luminaya ciyaartoy waa weyn. Ciyaartoyda qaar ayaase heshiisyadooda la kordhiyay, taasoo ka dhigan inay baaqi kusii ahaan doonaan kooxahooda xagaagan haddii aanan Sii akhriso
Mogadishu(SONNA)-Prime Minister of the Federal Government of Somalia H.E Hassan Ali Kheyre  met with members of the Somali Medical Association to discuss on how to tackle the Corona virus (COVID-19) at his office today, SONNA reported. Doctors from the medical Association presented a report about the steps taken to prevent the spread of the Corona-virus […]Sii akhriso