Muqdisho:(SONNA) Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare oo ku hadlaya Afka Golayaasha Dowladda iyo Shacbiga Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha Naxariistee Janno hasiiyee Ra’isul Wasaarahii Hore ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade oo ku geeriyooday Dalka UK, . Madaxweynaha ayaa tacsi u diray dhammaan ummadda Soomaaliyeed gaar Sii akhriso
Muqdisho (SONNA) Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada Caabuqa Corona iyo cudurka ka dhasha ee loo yaqaan COVID19, saameynta uu dalkeenna ku yeelan karo, iyo sida looga gaashaaman karo. Ugu horreyn Ra’iisul Wasaaraha waxuu sheegay in cudurkaan uu qaar kamid ah dalalka caalamka ugu horumarsan Sii akhriso
(Yurub) 01 Abril 2020. Xiddiga qadka dhexe reer Spain iyo kooxda Monaco ee Cesc Fabregas ayaa ka reebay Pep Guardiola liiska macalimiinta ugu fiican ee uu la soo shaqeeyay intii uu ku guda jiray xirfadiisa, xilli uu ku soo daray liiskan macalinka reer Portugal ee Jose Mourinho. Kahor inta uusan u ciyaarin Cesc Fabregas kooxdiisa haatan […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda Arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa War-saxaafadeed ay arrinkan ka soo saartay ku caddeysay mowqifka dowladda, waxaana uu u qornaa sidatan: Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaaraynaysaa maleeshiyooyinka Xuutiyiinta Yemen ee gantaalada balaastikada ku riday Sii akhriso
(Yurub) 01 Abril 2020. Ciyaaryahankii hore ee Arsenal, Andrey Arshavin ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku xayndaaban xilligii uu ku sugnaa kooxda Ingiriiska ka dhisan. Arshavin ayaa Gunners ku qaatay muddo afar sano ah, isagoo ku sugnaa intii u dhexeysay 2009 illaa 2013 kaddib markii uu ka soo tagay kooxda Zenit St Petersburg. Laacibka […]Sii akhriso