(London) 02 Maajo 2020. Goolhayaha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Kepa Arrizabalaga ayaa rajeynaya inuu kusii nagaado Galbeedka Magaalada London gaar ahaan garoonka Stamford Bridge, isla markaana uu kula guuleysto koobab. Kepa Arrizabalaga ayaa aaminsan in xiriirka uu la leeyahay tababarihiisa Frank Lampard ay ka caawin doono inuu sidaas sameeyo. Chelsea ayaa kula soo Sii akhriso
(Turin) 02 Maajo 2020. TV-ga Talyaaniga ah ee Rai Sport ayaa sheegay in kooxda Juventus ay kaliya diyaarineyso dalabyo heshiis is dhaafsi ah oo ay ku soo qaadanayaan laacibka Manchester United ee Paul Pogba, halka Inter Milan iyaduna ay ay heshiis ciyaaryahan is dhaafsi ah u soo bandhigeyso Man United. Ku guuleystaha Koobka Adduunka ayaa […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Sedax bukaan ayaa cudurka ugu geeriyooday gobalka Banaadir, Puntiland iyo Somaliland. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha Sii akhriso
(London) 2 Maajo 2020. Laacibka kooxda Chelsea ee Willian ayaa dhowaanahan lala xiriirinayay inuu u dhaqaaqi doono kooxda Arsenal kaddib marka uu dhammaado qandaraaskiisa Stamford Bridge gabagabada xilli ciyaareedkan. Xiddiga reer Brazil ayaa ku nuux nuuxsaday inuu ka tagi karo Blues, sidoo kalena ay fiicnaan lahayd ku biirista midkood Arsenal ama Tottenham Hotspur. Shaki Sii akhriso