(Yurub) 03 Maajo 2020. Xiddiga reer Belguim iyo kooxda Manchester City ee Kevin De Bruyne ayaa hoggaaminaya liiska xiddigaha qadka dhexe ee ugu qaalisan xilligan la joogo, marka loo eego qiimaha ay ka joogaan suuqa oo ay go’aamisay shabakada “Global Transfers” ee ku takhasustay arimahan. Qiimaha Kevin De Bruyne ee suuqa ayaa gaaraya adduun dhan 120 […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Saciid Xamse ayaa ka warbixiya gurmad deg deg ah oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya gaarsiineyso deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, halkaasi oo daadad ku fatahay ay sababeen xaalad beni’aadanimo oo adag. Wasiir Xamse ayaa tilmaamay in Madaxweyne Maxamed Sii akhriso