(Yurub) 04 Maaajo 2020.  Ciyaaryahankii hore ee kooxaha Barcelona, Real Madrid iyo Inter Milan, Luis Figo ayaa qiray inuusan ku raaxeysay waqtigii horyaalka Talyaaniga iyadoo uu u sababeeyay xiriirkii liitay ee kala dhexeeyay Roberto Mancini oo xilligaas ahaa macallinka Inter. Figo ayaa afar xilli ciyaareed ku qaatay Nerazzuri kaddib markii uu Real Madrid ka tagay […]Sii akhriso
(Manchester) 04 Maaajo 2020.  Kooxda Manchester United ayaa lagu soo warramayaa inay guud ahaan meesha ka saartay doonisteeda ku aaddaneyd inay sameystaan booska agaasimaha kubadda cagta, waxaana ay rumeysan yihiin macallinka kooxda ee Ole Gunnar Solskjaer uu awood u leeyahay inuu soo jiito ciyaartoyda waaweyn. Maamule ku xigeenka kooxda Man United ee Ed Woodward ayaa […]Sii akhriso
(Istanbul) 04 Maaajo 2020.  Goolahaya Jarmalka ah ee Loris Karius ayaa burburiyay heshiiskii uu kula jiray kooxda Besiktas ee dalka Turkeyga, isagoo ku soo laabanaya kooxda milkiyaddiisa iska leh ee Liverpool. Goolhayaha amaahda ugu ciyaarayay kooxda Turkiga ka dhisan ayaa dagaal la xiriira inaysan bixinin mushaharkiisa kula jiray Besiktas, xilli Erdal Torunogullari oo Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka caafimaadka iyo Wasiiru dowladaha arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya ka guddoomay qalab caafimaad oo dowladda Turkigu ay ugu deeqday dowladda Soomaaliya. Gargaarka ay dowladda Turkigu soo gaarsiisay dowladda Soomaaliya oo ah qaybtii labaad waxaa siday laba diyaaradood,  waxaana kamid Sii akhriso