Mogadishu(SONNA)-The African Union Mission in Somalia, AMISOM, expresses its heartfelt condolences to the families of those who perished in the plane crash of 4th May, 2020. The aircraft which left Baidoa, had six people on board and was approaching Bardale, south of Somalia and 300km northwest of the capital Mogadishu when it crashed. The Mission […]Sii akhriso
(Manchester) 05 Maajo 2020. Halyeyga reer France iyo kooxda Manchester United ee Patrice Evra ayaa shaaca ka qaaday in jamaahiirta Liverpool ay ugu hanjabeen dil sanadkii 2011-kii, xilligaas uu ahaa xiddig ka tirsan Red Devils, kaddib dhibaatadii dhex martay isaga iyo Luis Suarez. Patrice Evra ayaa wuxuu dhacdo isir-faquuq ah wuxuu kala kulmay Luis Suarez kulan […]Sii akhriso
(Yurub) 05 Maajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa shaaca ka qaaday sir cusub layaab leh ee ku saabsan dabeedaca Cristiano Ronaldo, taasoo xiddiga reer Portugal ka dhigtay midka ugu fiican taariikhda kubada cagta. Rio Ferdinand ayaa wuxuu cadeeyay in Cristiano Ronaldo aysan ku filneyn inuu goolal muhiim ah ka dhaliyo […]Sii akhriso
(France) 05 Maaajo 2020. Ciyaaryahanka dhallinta yar ee Eduardo Camavinga ayaa ka mid ah xiddigaha ay sida daran u dooneyso kooxda Real Madrid. 17-jirkan ayaa u muuqda mid sanadaha soo aaddan wacdaro ka dhigi doona qaaradda Yurub iyo kubadda cagta caalamka, iyadoo Los Blancos ay dooneyso ka faa’ideysiga hibada ciyaaryahankan. Si kastaba ha ahaatee, sheekadan […]Sii akhriso