Muqdisho (SONNA)- Dowladda Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta Beledweyne geysay diyaarad siday agab looga hortagayo  in uu fataho wabiga Shabeelle ee Beledweyne, waxaana agabka ka mid ah jawaanno iyo biro loogu talagalay in  caratuur lagu sameeyo. Agabkan ayaa ah mid loogu talagalay in loo adeegsado ka hortaga fatahaada wabiga Shabeelle magaalada Baladweyne ee Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixita ku sheegtay in 5 bukaan ay u geeriyoodeen xaruunka 19 ruux Sii akhriso
(Yurub) 07 Maajo 2020. Qiimaha daafacyada ayaa cirka isku shareeray sanadihii ugu dambeeyay,  iyadoo la raacayo sara u kaca ku yimid guud ahaan qiimaha ciyaartoyda oo dhan, tan iyo markii uu Neymar Jr ugu dhaqaaqay Paris Saint-Germain adduun dhan 222 milyan euro xagaagii 2017. Inkastoo isbuucyadii lasoo dhaafay uu hoos u dhac ku yimid qiimaha ciyaartoyda […]Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Danish Refugee Council Closing date: 22 May 2020 The Danish Refugee Council (DRC) is implementing the £21 million Ethiopia Migration Programme (EMP) with the overall objective of protecting would-be migrants and refugees from unsafe irregular migration through and from Ethiopia. The programme includes three subcontractors and has an Sii akhriso