(Manchester) 08 Maaajo 2020. Halyeeyga kooxda kubadda cagta Manchester United ee Gary Neville ayaa wuxuu shaaca ka qaaday waxa ay u baahan tahay Red Devils si ay ula tartanto Liverpool xilli ciyaareedka soo socda hanashada horyaalka Premier League. Manchester United ayaa haatan ka hooseysa 25 dhibcood nadiif ah kooxda Liverpool, waxayna fadhisaa booska shanaad ee dhanka Sii akhriso
(Barcelona) 08 Maaajo 2020. Sida ay shaaca ka qaadeen wargeysyada Talyaaniga maanta oo Jimco ah laacibka qadka dhexe kooxda Juventus ee Miralem Pjanić ayaa ogolaaday inuu ku biiro naadiga Barcelona xilli ciyaareedka soo socda. Sida laga soo xigtay wargeyska “La Gazzetta dello Sport” ee dalka Talyaaniga, Miralem Pjanić ayaa ku wargaliyay mas’uuliyiinta kooxda Juventus Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Deutsche Gesellschaft für Internationale Zusammenarbeit (GIZ) GmbH Closing date: 22 May 2020 Consultancy Service to support the Structural Vulnerability Assessment within the Continental Early Warning System of the African Union. JOB from Deutsche Gesellschaft für Internationale Zusammenarbeit (GIZ) GmbH Closing date: May 22, 2020 at 4:00 Sii akhriso
(Milan) 08 Maaajo 2020. Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa ku dhawaaqday natiijadii ka soo baxday baaritaannadii ay mareen xiddigaha kooxda koowaad ee la xiriiray coronavirus. Nerazzuri ayaa shaacisay in dhammaan xiddigaha kooxda ay ka bad qabaan xanuunka coronavirus, kaddib markii natiijooyinka baaritaannada oo idil ay sheegeen in ciyaartoyda oo dhan laga waayay qof Sii akhriso
(Zürich) 08 Maaajo 2020. Iyadoo la rajeynayo in kubadda cagta dib loo ciyaaro maaddaama dunida ay ka soo kabaneyso musiibadii caafimaad ee faafaha coronavirus, hay’adda International Football Association Board (The IFAB) ayaa ansixisay in si ku meel gaar ah wax looga baddelo xeerarka ciyaarta kaddib dalabkii kaga yimid FIFA ee la xiriiray dhowridda bad-qabka ciyaartoyda. Sii akhriso