Ethiopia admits shooting down Kenya aid aircraft in Somalia  Al Jazeera English Ethiopia admits shooting down Kenyan plane  Anadolu Agency Ethiopian troops admit shooting down Kenyan plane  The East African Ethiopian forces admit shooting down Kenya cargo plane in Somalia  The Star, Kenya Ethiopian troops admit downing Kenyan plane due to suspicion  Standard Digital View Sii akhriso
(London) 09 Maajo 2020. Arsenal ayaa loo arkaa inay tahay mid ka mid ah kooxaha loogu daawashada jeclaa taariikhda horyaalka Premier League tan iyo bilowgeedii xilli ciyaareedkii 1992-1993. Tan iyo markii uu yimid Arsenal tababaraha halyeyga ah ee Arsène Wenger sanadkii 1996-kii, waxay Gunners ku guuleysatay koobka Premier League saddex jeer oo kala ah 1998, 2002 […]Sii akhriso
(Barcelona) 09 Maajo 2020. Víctor Font oo ah musharraxa madaxtinimada ee Barcelona doorashooyinka soo socda ayaa sheegay in Xavi Hernandez uu aas-aas u noqon doono mashruuciisa sannadaha soo socda, isagoo dhinaca kale cadeeyay in Kylian Mbappé uu ka fiican yahay Neymar Jr. Wargeyska “Sport” ee dalka Spain ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay […]Sii akhriso
(London) 09 Maajo 2020. Maalmihii la soo dhaafay ma jiro cod ka sarreeya aan aheyn hadal heynta ku saabsan suuqa kala iibsiga xagaaga soo socda, iyadoo howlihii ciyaaraha oo dhan la joojiyay kaddib faafaha COVID-19. Taageerayaasha Arsenal waxay rabaan in la xoojiyo safka kooxda xilli ciyaareedka soo socda, isla markaana la xaliyo ciladaha shaxda kooxda, iyadoo […]Sii akhriso
(Brazil) 09 Maaajo 2020. Halyeyga reer Brazil ee Ronaldo Luís Nazário de Lima ayaa carrabka ku dhuftay shanti ciyaaryahan ee mudnaa ku guuleysiga abaal marinta Ballon d’Or, balse aanan gacanta ku dhigin marna, isagoo ku saleeyay aragtidiisa gaarka ah. Il Fenomeno ayaa wada sheekeysi toos ah muuqaal ahaan kula qaadanayay barta Instagram-ka halyeyga Juventus ee […]Sii akhriso
(Barcelona) 09 Maaajo 2020. Kooxda kubadd cagta Barcelona ayaa maalintii shalay oo Jimce ahayd billawday tababarka gaar-gaarka ah ee ciyaartoyda kaddib markii loo fasaxay tababarka natiijadii wanaagsan ee ka soo baxday caafimaadkooda kaddib. Waxay maanta ahayd maalintii labaad ee tababarka kooxda reer Spain kaddib muddadii karaantiilka, waxaana Samuel Umtiti uu noqday Sii akhriso
(Turin) 09 Maaajo 2020. Difaaca kooxda Juventus Giorgio Chiellini ayaa buuggiisa ka sheekeynaya noloshiida ku soo bandhigay sheekooyin sameeyay cinwaanno xiiso leh. Kabtan Juve ayaa qiray inuu neceb yahay kooxda Inter Milan, waxaa uu sidoo kale buuggiisa ku weeraray Mario Balotelli iyo xiddigii hore ee qaranka Brazil, Felipe Melo, oo uu ku tilmaamay dadka xun […]Sii akhriso