(Manchester) 10 Maajo 2020. Wargeyska “Daily Mirror” ee dalka England ayaa wuxuu daabacay liiska 10-ka heshiis ee ugu qaalisan taariikhda Manchester United ee uu sameeyay tababaraha halyeyga ah ee Sir Alex Ferguson mudadii dheereed ee uu kooxda joogay. Sir Alex Ferguson ayaa wuxuu mas’uul ka ahaa inuu doorto ciyaartoyda ay la soo saxiixaneyso kooxda Manchester United, […]Sii akhriso
Muqdisho; (SONNA)-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57 xaalado cusub oo COVID-19 ah, 3 bukaan ay geeriyoodeen 8 ruux oo kalana ay ka bogsoodeen. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sidoo Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan,halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweyne Waare ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehlinaya Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamulkiisa,waxayna Baladweyne u tageen sidii qeyb kaga noqon lahaayeen Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirrada, Qunsulada Guud , Lataliyeyaasha Wasaaradda iyo dhammaan Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Shacab Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa Maanta gacanta ku dhigay dhagar-qabe ka tirsan kooxda  argagixisa Al-shaab oo diyay inuu dilo Askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Falkaan ayaa ka dhacay waaxda Actober ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Ciidamada amaanka ayaana gacanta ku dhigay dhagar-qabihii . Guddoomiyaha Degmada Hodan ee Sii akhriso
Ethiopia coronavirus: 239 cases, PM appreciates US support  Africanews English Ethiopia Coronavirus case continues to surge, total 210  borkena.com Coronavirus cases in Ethiopia surpass 200  ethiopiaobserver.com Ethiopia reports 29 new coronavirus cases  New Business Ethiopia Ethiopia Coronavirus Cases Surpass 200 at Tadias Magazine  Tadias Magazine View Full Coverage on Sii akhriso