(Manchester) 11 Maajo 2020. Halyey kooxda Manchester United ah ayaa ammaanay qaab ciyaareedka xiddiga naadiga Liverpool iyo xulka qaranka England ee Trent Alexander Arnold. Trent Alexander Arnold ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed aad u xoogan labadii xilli ciyaareed ee la soo dhaafay. Haddaba Gary Neville ayaa u arka in Trent Alexander Arnold uu yahay daafac dambeedka […]Sii akhriso