(England) 12 Maajo. Laacibkii hore kooxda kubadda cagta Liverpool ee Steve Nicol ayaa ka hadlay doorashadii Vincent Kompany uu ugu magacaabay Virgil van Dijk inuu yahay daafaca ugu fiican taariikhda horyaalka Premier League. Vincent Kompany ayaa dhawaan sheegay in Virgil van Dijk uu yahay daafaca ugu fiican taariikhda horyaalka Premier League, wuxuuna yiri: “Daafaca ugu Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo COVID-19 ah, taas oo ka dhigeysa tiradii ugu badneyd ee maalin qura dalka laga helo. 5 ruux ayaa ka boqsootay, mana jiro bukaan u geeriyooday. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Sii akhriso