(Manchester) 13 Maajo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa isku diyaarineysa inay diyaariso dalab aad u xoogan, si ay u sameyso saddex heshiis xoogan, kuwaasoo lagu tiriyo bar-tilmaameedyada kooxda ee suuqa xagaaga soo aadan, si ay ugu diyaar garoowdo xilli ciyaareedka soo socda. Red Devils ayaa diyaarineysa 220 million pounds, oo u dhiganta 248 million […]Sii akhriso
Muqdisho:(SONNA)-Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ee shalay ku dhawaaqay in ay lacag dhan $32,000 ugu tala galeen in ay kaga qeyb qaataan dadaalada ka socda magaalada Baladweyne ee la tacaalaya saameynta fatahaadaha wabiga shabeelle ayaa maanta si rasmi ah lacagta ugu wareejiyay Guddiga Gurmad ee Beledweyne ee uu Gudoomiyaha u yahay Mudane, Xaaji Cismaan Dhagaxoow. Sii akhriso
Muqdisho:(SONNA)-Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo COVID-19 ah, 4 bukaanna ay ka boqsoodeen xanuunka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo sidoo kale caddeysay inay jirin bukaanno cusub oo u Sii akhriso
Muqdisho:(SONNA)-Safaardda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa dadka ku xayiran Kenya dib ugu celinaysa dalka Soomaaliya. Dadka la celinayo waxaa qasab ah in ay haystan Baasaboorka ama degganaanshaha Soomaaliya , isla markaana aysan qabin cudurka COVID-19 sida lagu sheegay war ka soo baxay safaaradda. Safaardda ayaa maalmihii la soo dhaafay  diiwana gelisay dadka ku xaniban Sii akhriso
Muqdisho(SONNA)- Muqdisho(SONNA)-Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa maanta go’aan ka gaaray kiiska maxkamadeynta 4 qof oo loo haystay dilka Taliyihii Ciidamada Gorgor Maxaadeey Suleymaan, oo ay dileen ilaalada Hotel Maa’ida Ex-Naasahablood 2, 19-kii October 2019. Maxkamadda ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridday afar nin oo ka shaqeysa Hotel Sii akhriso