(Italy) 14 Maaajo 2020. Weeraryahanka kooxda Brescia ee Mario Balotelli ayaa daaha ka rogay inuu ku rafaaday intii lagu gudo jiray maalmihii bandowga, wuxuu ku kaftamay inuu baakado cunayay saddexdii maalmood ee ugu horreysay maalmaha karaantiilka. Balotelli ayaa isu diyaarinaya inuu ku soo laabto tababarka kooxdiisa marka la gaaro 18-ka bishan Maajo, xilli la qorsheynayo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA), May 14, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed Madaxweynaha ayaa xilka Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 65 xaaladood oo COVID-19 ah, 5 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo hal bukaan oo u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Koonfur Galbeed 24, Somaliland 14, Sii akhriso