Muqdisho.(SONNA):- Diyaarad ciidan oo ay leedahay dowladda Qatar islamarkaana sidday qalabka looga hortago faafitaanka cudurka COVID 19 ayaa galabta soo cagadhigatay garoonka caalamiga ah Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana deeqdaasi la wareegtay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda .Federaalka. Soomaaliya Fowziyo Abuukar Nuur. Munaasabaddii deeqdaasi Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 73 xaaladood oo COVID-19 ah, 13 qofood oo xanuunka ka boqsootay iyo 2 bukaan oo u geeriyooday. Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay Puntiland 25, Somaliland 19, gobalka Banaadir 17 iyo Koonfur […]Sii akhriso
Mogadishu(SONNA)- H. E. Abdi Ashur Hassan, Minister for Post, Telecom, and Technology, has welcomed the 2Africa subsea cable initiative, which will be one of the world’s largest subsea cable projects that will interconnect Europe, the Middle East, and 21 landings in 16 countries in Africa. The 2Africa cable is an initiative of China Mobile International, […]Sii akhriso
Muqdisho:(SONNA)-Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa soo dhoweeyay mashruuca xarigga internetka 2Africa, oo la filayo inuu noqdo mid ka mid ah kuwa ugu dheer xargaha internetka ee badda hoosteeda mara, kaas oo isku xiraya Yurub, Bariga Dhexe iyo 16 dal oo ka tirsan qaaradda Afrika. Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanaya Sii akhriso