(Madrid) 17 Maaajo 2020. Xiriirka kubadda cagta dalka Fransiiska ee magacooda loo soo gaabiyo RFEF iyo maamulka horyaalka La Liga ayaa meel iska dhigay khilaafkooda, waxaana ugu dambeyn ay ku heshiiyeen habka lagu dhammeystiri doono horyaalka dalka Spain xilli ciyaareedkan. Luis Rubiales iyo Javier Tebas ayaa meel mariyay qodobka 5-aad ee Xeerka Dhaqanka Suuban oo […]Sii akhriso
Muqdisho(SONNA)-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska XFS  mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlay magaca doowlada fadaraalka Soomaaliya ayaa cambaareeyay qaraxi argagixisonimo ee ka dhacay waqooyiga magalada gaalkacyo oo lagu dilay gudoomihi gobolka Mudug Alle ha u naxariistee, Axmed Muuse Nuur Daba-kariix. Wasiirka warfaafinta Maxamed Cabdi Sii akhriso