Dhuusamareeb.(SONNA):- Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage iyo Wafdi Saraakiil ciidan oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Saraakiisha ah oo uu hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage waxaa ka mid ah Taliyaha Dhowaan loo Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Norwegian Refugee Council Closing date: 25 May 2020 The purpose of the Education Project Manager position is to lead in designing Education Programmes in Gambella region of Ethiopia, be accountable for quality and timely programme delivery including budgeting and monitoring against the plan, assess programme risks and recommend mitigation Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta komeer ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wajigiisa labaad uu soo gaba-gaboobay. “Waxa aan kormeer ku tagay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wajigiisii 2aad uu soo gaba-gaboobay,” ayuu yiri Wasiir Beyle. Dhisman cusub Sii akhriso
(London) 18 Maajo 2020. Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay Adduun lacageed dhan 60 milyan oo gini duldhigtay madaxa xiddigeeda Jorginho, iyadoo laacibkaan aad loola xiriirinayo naadiga reer Talyaani ee Juventus. Tababaraha Juve ee Maurizio Sarri ayaa kala soo shaqeeyay Jorginho kooxda Napoli ka hor inta uusan u raacin garoonka Stamford Bridge, waxaana haatan Sii akhriso
(Yurub) 18 Maajo 2020. Weeraryahanka Kooxda kubadda cagta RB Leipzig ee Timo Werner ayaa lagu soo warramayaa inuu kaliya xiiseynayo inuu u dhaqaaqo Liverpool xagaagan, isla markaana wuxuu iska diidi lahaa dalab kasta oo uga yimaada Kooxaha Manchester United iyo Chelsea. Saddexda Kooxood ee Premier League ka dheela ayaa ka mid ah kooxaha ugu badan ee […]Sii akhriso