(Yurub) 20 Maajo 2020. Weeraryahankii hore kooxda Chelsea ee Didier Drogba ayaa ka faa’ideystay inuu u dabaal-dego sannad-guuradii siddeedaad ee ka soo wareegatay ku guuleysigii Blues ee tartanka Champions League sanadkii 2012-kii, kaddib markii ay kaga guuleysteen naadiga Bayern Munich. Dhinaca kale halyeyga reer Ivory Coast ee Didier Drogba ayaa si weyn u Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 71 xaaladood oo COVID19 ah, taas oo tirada guud ee xaaladaha dalka laga diiwaan geliyay ka dhigeysa 1,573 Xaaladood. Bukaannada cusub oo 52 kamid ah rag yihiin Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta ka Qaybgalay Munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Wasiirka Cusub ee Waxbarashada Galmudug iyo Wasiirkii Hore ee Wasaarada waxaana Munaasabada Goobjoog ka ahaa Hanti-dhowrka Guud ee Galmudug. Axmed deeq Cabdi Maxamed Wasiirki hore ee wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa sheegay in Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Aadan dhuuboow ayaa daah furay wajigii 2-aad ee wacyigalin diimeedka ka hortaga cudurka karoonaa feyruska waxaana iska kaashanaya xafiiska Ra.isulwasaaraha dalka Maamulka gobolka banaadir iyo Wasaarada awqaafta oo hormuud u ah. Wasaarada awqaafta ee Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyda Soomaaliya oo sanadkii seddaxaad oo xiriir ah lacago ciid ah ka caawinaya caruurta Agoonta ah ee ay ka tageen Wariyeyaashii ku dhintay Muqdisho ayaa Guddi ka socday Warbaahinta madaxa bannaan u wakiishay qeybinta lacagahaas. Guddiga ka socday Warbaahinta Madaxa Banaan oo maanta fulinayay hawsha qeybinta lacagta ayaa xafiiska Sii akhriso