(Yurub) 25 Maajo 2020. Sida la soo warinayo mid ka mid ah xiddigihii xulka qaranka Faransiiska ee qaaday Koobkii Adduunka ee 2018 lagu qabtay dalka Ruushka ayaa iibiyey abaal-marintii la siiyey. Xiddigan oo aan la shaacin magaciisa ayaa abaal-marintiisii qoorta loo suray koobkii Adduunka 2018 waxa uu soo dhigay dukaanka iibka dhinaca Online-ka ee lagu […]Sii akhriso