Mogadishu(SONNA)-The African Union Mission in Somalia’s attention has been drawn to a document circulating in the media dated 26 May 2020 on AMISOM. The document makes numerous unfounded allegations against AMISOM leadership and the Federal Government of Somalia. It is full of inconsistencies, generalizations, innuendoes and biased toxic personal opinion. The AMISOM Sii akhriso
Muqdisho:(SONNA)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood, kuwaasi oo baaritaanno ku soo sameynaya falkii 28-kii bishan lagu xasuuqay shaqaale caafimaad oo ka howlgalayay xarun caafimaad oo ku taala Tuulada Golaley degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe. Wareegto ka soo baxda xafiiska Madaxweynaha Sii akhriso
Muqsisho:(SONNA)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay falka wuxuushnimada ah ee lagu xasuuqay howl-wadeenada caafimaadka ka howlgalayay deegaanka Gololeey ee Degmada Balcad, Goblka Shabeellada Dhexe. Wasiirka Caafimaadka ayaa falkan ku tilmaamtay mid nasiib darro ah, iyadoo xustay in hawlwadeennada caafimaadka Sii akhriso
(London) 29 Maajo 2020. Wargeysyada Jarmalka ka soo baxa ayaa waxay shaaca ka qaadeen qorshaha kooxda Chelsea ay kula soo wareegeyso weeraryahanka RB Leipzig ee Timo Werner xagaaga soo aadan. Timo Werner ayaa bar-tilmaameed u noqday kooxo badan ee horyaalka Premier League ah, kaddib markii uu badnhig fiican ka sameeyay horyaalka Jarmalka xilli ciyaareedkan, iyadoo Sii akhriso