Home 2020 June
(England) 01 Luulyo 2020. Manchester United ayaa guul ay u qalantay ka soo heshay kooxda Brighton oo ay ku booqatay garoonkeeda The American Express Community, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 0-3, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 0-2 ay ku hogaamineysay kooxda martida […]Sii akhriso
Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukumadda Fedeeraalka Soomaaliya ayaa war qoreaal ah oo ay soo saartay maanta ku shaacisay in 11 bisha soo socota uu bilaaban doono Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir . Sanadkaan qaadista Imtixaanka waxaa si wadajir ah u qaadi doono wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare iyo Agaasinka waxbarashada Sii akhriso
(Liverpool) 30 Juun 2020. Xiddiga kooxda Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa ka hadlay ku guuleysiga Reds ee horyaalka Premier League, kaddib mudo dhan 30 sano ah. Website-ka rasmiga ah ee kooxda Liverpool ayaa wuxuu shaaca ka qaaday wareysi uu bixiyay Maxamed Saalax, waxaana hadaladiisa ka mid ahaa: “Waa dareen cajiib ah inaan ku guuleysto horyaalka Ingiriiska Sii akhriso