Muqdisho(SONNA) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Khadka taleefanka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Norway Marwo Erna Solberg. Ugu horayn Ra’iisul Wasaaruha Norway oo telfoonka kula soo xiriirtay madaxweynaha JFS waxay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeysay 60-guurada ka soo wareegtay xornimada iyo midnimada Sii akhriso

(Manchester) 03 Luuliyo 2020. Manchester City ayaa si raaxo leh saddexda dhibcood kaga qaadatay Liverpool Etihad Stadium, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-0, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Premier League ee dalka England. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 3-0 ay ku hogaamineysay kooxda martida loo ahaa ee Manchester City. Daqiiqadii 25-aad Manchester City Sii akhriso
Djibouti(SONNA)- The new permanent secretary of the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Mohamed Ali-Nur Haji, received on Thursday the highest class of the Republic’s insignia by the Prime Minister of Djibouti His Excellency Mr. Abdoulkader Kamil Mohamed, on the occasion of bidding farewell to the end of his tenure as Ambassador […]Sii akhriso
(Manchester) 02 Luuliyo 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Liverpool ku soo dhoweynaysa garoonkeeda Etihad si ay u wada ciyaaraan kulanka qeyb ka ah  horyaalka Premier League ee dalka England. Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood ee Manchester City iyo Liverpool. Haddaba halkaan hoose Sii akhriso