Muqdiaho:(SONNA)-Wasaaradda Waxbarashada  hiddaha iyo tacliinta sare XFS oo shaacisay xiliga la qaadaayo imtixaanka fasalada 8- aad ,  12 -aad iyo xiliga falurayo goobaha waxbarashada dalka. 1- Imtixaanka Fasalka 8-aad Sabti 11-ka Luuliyo 2- Imtixaanka Dugsiga Sare Fasalka 12-aad Sabti 18-ka Luuliyo 3- Xiliga la Furayo Jaanacadaha iyo Iskuulaadka 15-ka Agoosto 2020Sii akhriso
(England) 03 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey ciyaartoyda u sharraxan abaal-marinta xiddiga bishii June ugu fiicnaa horyaalka Premier League, iyadoo labo ka mid ah ay ay ku leedahay Kooxda Manchester United, la mid ah Wolves. Labada ciyaaryahan ee kooxda Manchester United Bruno Fernandes iyo Anthony Martial ayaa ka soo muuqday liiska xiddigaha lixda ah ee […]Sii akhriso
(England) 03 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey siddeeda ciyaaryahan ee ku tartami doona abaal-marinta goolkii ugu quruxda badnaa ama ugu fiicnaa bishii June ee horyaalka Premier League. Musharraxiinta dhaliyey goolashii ugu quruxda badnaa bishi June ee horyaalka Premier League waxaa ka soo muuqday laacibka khadka dhexe ee Man United, Bruno Fernandes oo ku tartami doona […]Sii akhriso
(England) 03 Luulyo 2020. Labada tababare ee Lampard & Solskjaer ayaa hoggaaminaya liiska macallimiinta u sharraxan abaal-marinta tababaraha bisha June ugu fiicnaa horyaalka Premier League. Steve Bruce, Nuno Espirito Santo, Frank Lampard iyo Ole Gunnar Solskjaer ayaa ah afarta tababare ee u sharraxan abaal-marinta tababaraha bisha June ee ugu fiicnaa horyaalka England Sii akhriso