(Turino) 04 Luulyo 2020. Juventus ayaa guul ay u qalantay kaga gaartay kooxda Torino kulankii Derby della Mole, kaddib markii ay kaga adkaatay 4-1, kulan qeyb ka ahaa horyaalka Serie A ee dalka Talyaaniga. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-1 ay ku hoggaamineysay kooxda Juventus. Daqiiqadii 3-aad Juventus ayaa hoggaanka u qabatay dheesha […]Sii akhriso
(Bilbao) 04 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha Kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka berri galab Bilbao ay la leedahay Athletic ee horyaalka La Liga, iyadoo xiddigaha ka maqan uu hoggaaminayo Eden Hazard. Kooxda Real Madrid waxa ay goordhow xaqiijisay 23-keeda ciyaaryahan ee uga qeyb galaya kulaka ay booqanayso naadiga Athletic, iyadoo […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Kulanka Guud ee Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, waxa ay Xildhibaannada Akhrinta koowaad marsiiyeen ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee 2020-ka, waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Sii akhriso