Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee golaha shacabka Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim (Muudey) ayaa kulan ujeedkiisu uu ahaa wada tashiga Arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka la qaatay Madaxweynayaashii hore Mudane Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Wasiirka Maaliyadda Xukumadda fedeeraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhiga ee xukumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe) Taliyaha ciidanka xoogga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage uga wada-hadlay arrimaha dib u habeynta ciidamada qalabka sida . Shirka waxaa sidoo kale ku Sii akhriso
Muqdisho(SONNA) Mashaariic dib u dhis ah oo laga hirgeliyay wasaaradda qorsheynta Soomaaliya ayaa qeyb ka ah mashaariic horumarineed oo dowladda Qatar ay ka fulisay dalka. Munaasabad xariga looga jarayay furitaanka dhismaha cusub ee Wasaaradda Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka qeybgalay r/wasaaraha Xukuumadda Sii akhriso