(Milano) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa guul weyn oo ay u qalantay ka gaartay Juventus oo marti u ahayd, isla markaana la horreysay labo gool, kulan lix gool la iska dhaliyey qeybta labaad ee ciyaarta. Kulankan ayaa qeybtii hore la isku mari waayey, waxaana lagu kala nastay barbaro goolal la’aan 0-0 […]Sii akhriso
(London) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa barbaro 1-1 la gashay naadiga Leicester oo marti u ahayd, xilli Gunners kaarka cas laga qaatay kulankan. Ciyaartan oo qeyb ka ahayd horyaalka Premier League ayay Arsenal kooxda Leicester City ku soo dhoweysay garoonkeeda, iyadoo goor dambe uu shabaqa gaaray Vardy. Arsenal ayaa goolka la horreysay […]Sii akhriso
(London) 07 Luulyo 2020. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa soo gashay kaalinta saddexaad ee horyaalka Premier League kaddib markii guul ay ku dhibtootay ay ka soo qaadatay Crystal Palace oo ay booqatay kulan shan gool la iska dhaliyey. Chelsea oo marti ahayd ayaa goolasha la horreysay, waxaana goolka daafurka ah u dhaliyey 6’daqiiqo Olivier Giroud, kaddib […]Sii akhriso
(London) 07 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa Kooxaha Arsenal iyo Leicester City. Gunners ayaa garoonkeeda Emirates ku soo dhoweynaysa naadiga Leicester, iyadoo labada weeraryahan ee kooxahan, Aubameyang iyo Vardy ay ku tartamayaan caawa gooldhalinta horyaalka Premier League. SAFAFKA LABADA Sii akhriso