Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambassador Nicolás Berlanga Martinez ku sharfay ka qeyb galka orod Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Agaasimaha Waaxda Dalxiiska ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Marwo Farxiyo Samaan Maxamed ayaa ku dhawaaqday in 20 ka bishaan ay Wasaaraddu daah fureyso tartan dalxiis oo u dhexeeya Degmooyinka dalka, kuwaasi oo lagu soo bandhigayo quruxda iyo horumarka ka muuqda degmooyinka gobollada dalka. Marwo Farxiya ayaa Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, saraakiisha booliska Hirshabeelle iyo maamulka Gobalka Shabelaha Dhexe ayaa socdaal wacyi galin ah ugu tagay ciidamo ka kala tirsan booliska Hirshabeelle iyo kuwa Madaxtooyada Hirshabeelle, kuwaaso dhawaan shaqaaqo ay ku dhex martay magaalada Jowhar ee xarunta Gobalka Shabelaha Dhexe. Taliyaha booliska Sii akhriso
(Yurub) 08 Luulyo 2020. Juventus ayaa la sheegay in ay kula tartami doonto kooxda Manchester City si ay ula soo saxiixato xiddiga kooxda Wolverhampton Adama Traoré. Sida laga soo xigtay shabakada “ESPN” Adama Traoré ayaa wuxuu doonayaa inuu ka tago kooxdiisa Wolverhampton haddii ay ku guuldarreystaan ​​inay u soo baxaan Champions Sii akhriso