Muqdisho (SONNA)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa la wareegtay hoggaaminta Madasha Wasiirrada Waxbarashada, Hiddaha iyo Dhaqanka dalalka Carabta oo ay ugu danbaysay guddoominteeda 37 sano ka hor. Wasiiru Dowlaha ahna Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Dhaqanka & Tacliinta Saree e Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirixmaan Maxamuud Cabdulle oo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Taliska qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta Maamulka Gobalka Shabeelaha Dhexe ayaa kulan la qaatay guddiga Gaadiidleyda Gobolka, kaasoo looga hadlaay sidii la isaga kaashan lahaa adkeenta amniga Gobalka iyo tabashooyin ay kala qaben labada dhinac, iyadoo kulanka inti uu socday ay isku afgarteen muhiimada ay leedahay Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray Madaxda Dawlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey. Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye {Qoor-qoor} ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay galabta wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Puntland Siciid Sii akhriso