Dhuusamareeb.(SONNA):- Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa maanta ka furmay shirka wada tashiga madaxda Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) oo khudbad ka jeediyay furitaanka shirka ayaa sheegay in ujeedada shirkan ay u qabteen uu yahay in Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku xigeenka Howlaha guud Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta Dowladda Hoose ee Xamar. Kormeerka mas’uuliyiintan ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ahaa mid ay ugu kuur galayeen shaqada ka socto xafiiska iyo qaabka Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta taliska 27-aad ee ka howlgala deegaanada Hirshabeelle ayaa waxay howlgal lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyeen wadada isku xirta Jowhar iyo Balcad iyo deegaano kale oo dhowr ah. Howlgalkan oo lagu baacsanayay maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ciidanka Xoogga Dalka waxay ku gaareen deegaano badan oo la tuhunsanaa iney ku Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):– Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan guutada 16-aad kumaandooska xoogga dalka ee DANAB iyo guutada 17-aad kumaandooska xoogga dalka ee Gor-gor ayaa waxay howgal qorsheysan ku gaareen deegaanka Mubaarak ee hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose. Ujeedka howlgallada ayaa ah baacsiga maleeshiyaadka Al-Shabaab kuwaasi oo intooda badan Sii akhriso
(Liverpool) 11 Luulyo 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool vs Burnley kuwaasoo ku ballansan galabta kulan ka tirsan horyaalka Premier League. SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:- Safka hore ee Liverpool: Wijnaldum, Alisson, Firmino, Salah, Van Dijk, Mane, Fabinho, Robertson, Joe Gomez, Curtis Jones, Sii akhriso