Mareykanka(SONNA) Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee kunool dalkaasi. Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa waxaa ay soo gaartay Semi-finalka tartankaasi Golka Caruurta,iyadoo dhiirogelin lacageedna ya ka heshey wasiirka Dhalinyarada oio Ciyaaraha Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ay Hoggaamineysay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi-galinta Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa kormeer ku tagay Dugsiyada Hoose/ Dhexe ee Xaaji Xuseen Giire iyo Baarbe oo ku yaala Degmada Dharkeynley, kuwaasi oo lagu galayo Imtixaanaadka fasalka 8-aad ee shalay ka furmay Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Ka Tacsiyadeeyey Geeridi Ku Timid Allaha ha unaxariistee Ra’iisulwasaarihi Hore Xassan Abshir Faarax oo maanta ku geeriyooday dalka Turkiga ee uu maalmahaan ku xanuunsanaa. Anigoo Ku hadlaya magaca Xildhibaanada iyo Guddoonka Sii akhriso
Ankara-(SONNA)-Allaha u naxariistee waxaa Xalay ku geeriyooday Dalka Turkiga Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax oo halkaasi ku xanuunsanayay. Xasan Abshir ayaa soo noqday Ra’iisul wasaaraha Dalka Soomaaliya Sanaddii 2001, isagoo muddo dheerna soo ahaa Duqa Magaalada Muqdisho iyo xubin ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya. Allaha u Sii akhriso