Home 2020 August
(Spain) 31 Agoosto 2020. Xiriirka kubada cagta Isbaanishka ayaa ku dhawaaqay caawa oo Isniin ah, goorta la ciyaari doono kulamada horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub 2020/21. Jadwalka kulamada horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub 2020/21 isbuuciisa koowaad oo caawa la sameeyay, ayaa si rasmi ah u bilaaban doona 12-ka bisha September. Kooxda […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Taliyaha Saldhiga Booliska Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Kornayl Cabdifataax Bashiir Cali ayaa ugu baaqay rakaabka allaabtooda kaga lunto xilliyada safarada gudaha iyo dibadda ay la soo xiriiraan taliska booliska ee garoonka si ay ugu wareejiyaan alaabtii ka luntay. Taliyaha oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa ka codsaday Madaxda Wasaaradda Sii akhriso
(London) 31 Agoosto 2020. Jack Grealish ayaa markii ugu horreysay looga yeeray xulka qaranka England kaddib markii Marcus Rashford iyo Harry Winks laga saaray qaranka saddexda Libaax. Jack Grealish ayaa haatan loo yeeray waxaana uu ka soo muuqan doonaa kulammada xulka England uu la kala ciyaari doono Iceland iyo Denmark ee UEFA Nations League. Sida […]Sii akhriso
(Munich) 31 Agoosto 2020. Serge Gnabry ayaa xiran doona lambarka 7-aad ee kooxda Bayern Munich xilli ciyaareedka cusub ee 2020/21. Kooxda reer Jarmal ee Bayern Munich ayaa xaqiijisay in Serge Gnabry uu xiran doono lambarka 7-aad xilli ciyaareedkan cusub. Serge Gnabry oo dhankiisa ka hadlay inuu qaadan doono lambarkan 7-aad ayaa yiri: “Xaqiiqdii waxaan rajeynayaa […]Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Sii hayaha xilka Ra’iisul Wasaarada Soomaaliya, mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa manta kulan la qaatay madaxda Wasaaradda Gaashaandhigga iyo hoggaannada ciidamada Qaranka. Kulanka oo ay goob-joog ka ahaayeen Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda difaaca Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Ammar-dambe) Sii hayaha Wasiiru dowlaha Wasaaradda Sii akhriso
Mogadishu(SONNA)-High profile delegation from the Ministry of Transport and Civil Aviation of the Federal Republic of Somalia, Civil Aviation Authorities and experts on Monday landed at Ugaas Khalif Airport in Beledweyne town in Hiiraan region, SONNA reported. Governor of Hiiraan region, Ali Jeyte Osman together with  officials welcomed the delegation at the airport Sii akhriso