Muqdisho.(SONNA):- Ururka midowga Duulimaadyada dalka ayaa soo qaban qaabiyay munaasabadaan lagu soo dhaweynayay Maareeyaha cusub ee hay’adda duulista rayidka Axmed Macalin Xasan ee uu dhawaan Madaxweyneha dalka u magacaabay iyo sharciga duulista rayidka Soomaaliyeed  iyadoo ay ka soo qeyb galeen wasiiiro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda federaalka iyo dowlad Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in ay Dalka dib ugu soo celiso 11 Dhallinyaro ah oo muddo ku xayirnaa Waddanka Iiraan. Dhallinyaradan oo isugu jirta Rag iyo Dumar ayaa waxay qaarkood ku jireen Xabsiyo ku yaalla Iiraan, halka kuwo kalena ay deggenaayeen goobo ay Dowladda Soomaaliya ku ogeyd, sida uu sheegay Ambassador, Maxamed Xuseen Abuukar […]Sii akhriso