Muqdisho (SONNA)-Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur-galbeed Soomaaliya  Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Ku Xigeenka 1-aad ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya . Sidoo kale kulanka waxaa goobjoog ahaa wakiilada dowladdaha mareykanka , yuukay ,iyo Mas’uul ka socday EU oo kulanka uga qeybgalay Sii akhriso