(Madrid) 05 Agoosto 2020. Zinedine Zidane ayaa wuxuu ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa Real Madrid ee kaga qeyb galaya kulanka Manchester City ee lugta labaad wareega 16-ka tartanka UEFA Champions League. Macalin Zinedine Zidane iyo wiilashiisa ayaa waxay isku diyaarinayaan kulanka ay ku booqan doonaan Manchester City garoonka Etihad habeenka Jimcaha ee soo Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)– Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ugu digtay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool hareeraha labada webi ee  jubba iyo shabeelle cabsida laga qabo, Roobab, Hirar, fatahaado iyo dabeylo la filayo in ay ku soo wajahan yihiin qeybo ka mid ah dalka, iyaddoo sidoo kale Sii akhriso
(London) 08  July 2020. Tababare Ralph Hasenhuttl ayaa noqday tababarihii ugu dambeeyey ee ku guuleystay abaal-marinta macallinka bisha ugu fiicnaa horyaalka Premier League xilli ciyaareedka 2019-2020 kaddib markii uu guuldarro la’aan ku hoggaamiyey kooxdiisa Southampton bishii dhammaatay ee July. Saints ayaa guul 1-0 ka gaartay Manchester Sii akhriso