(Manchester) 06 Agoosto 2020. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa carabka ku adkeeyay dhibaatada kaga imaan karta kubad xakameynta naadiga Real Madrid, sababa la xiriira inay heysato xalal badan. Hadalka macalinka reer Spain ee Pep Guardiola ayaa wuxuu yimid kahor kulanka ay labada kooxood ee Manchester City iyo Real Madrid ay ku […]Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Kadib howlgal qorsheysan oo ciidanka kumaandooska Danab ee xoogga dalka ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Lafaha-ragga oo u dhow birta dheer, islmarkaana magaaladda kismaayo ee Xarunta Jubbada hoose u jirta 60 KM ayey gabi ahaanba ku bur-buriyeen saldhig Kooxda Alshabaab ay ku lahaayeen halkaasi, iyaggoo qasaaro gaarsiiyey  maleeshiyaadkii ku Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Habraacyada ciidanka xoogga ee goluhu ogolaaday ayaa kala ah Habraaca hoggaanka maamulka Ciidanka Xoogga, Habraaca Hoggaanka maamulka iyo Maaliyadda Ciidanka Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: ACTED Closing date: 20 Aug 2020 JOB OPPORTUNITY: LOGISTICS ASSISTANT 06/08/2020 ACTED Ethiopia HR Department Last Update July 2020 Position: Logistics Assistant Department: Logistics** Contract duration: Fixed Term Location: Dollow, Ethiopia Background on ACTED ACTED is a French humanitarian NGO, founded in 1993, which supports vulnerable Sii akhriso