(Turino) 07 Agoosto 2020. kooxda Lyon ayaa iska xaadirisay wareegga siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay ku soo baxday farqiga goolasha 2-2 ah, xilli kulanka caawa ay Bianconeri ku adkaatay 2-1. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray barbardhac 1-1 ah ay isku dhaafi waayeen labada kooxood Juventus iyo Lyon. Daqiiqadii 12-aad […]Sii akhriso
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Manchester City ayaa u soo baxday wareega Siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay Real Madrid 2-1, kulankii lugta labaad ee wareega 16-ka, taasoo ka dhigan in cel-celis ahaan labada kulan ee wareegan ay ku soo baxday goolal gaarsiisan 4-2. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray […]Sii akhriso
(Manchester) 07 Agoosto 2020. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa naadiga Real Madrid ku soo dhoweynaysa garoonka Etihad si ay u wada ciyaaraan kulanka lugta labaad wareega 16-ka ee tartanka Champions League. Waxaa la shaaciyey haatan safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan labada kooxood Manchester City iyo Real Madrid. Haddaba halkaan […]Sii akhriso
New York(SONNA)- UN humanitarian chief Mark Lowcock today released $6 million from the Central Emergency Response Fund (CERF) to help the response to the Beirut port blast, bringing the total UN funding for this crisis to $15 million. Tuesday’s explosion ripped through Beirut’s port, leaving more than 150 people dead, 5,000 injured, many more missing […]Sii akhriso
Istanbul(SONNA) Madaxweynaha dowlada Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Masuuliyiinta soo dhaweysay ayaa waxaa ka mid ah safiirka Soomaaliya ee dalka Turkiga safiir jaamac , safiir kuxigeenka dalka Turkiga mudane bishaar ugaas , Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac Sii akhriso