(Yurub) 08 Agoosto 2020. Kooxda Barcelona ayaa si raaxo leh isaga xaadirisay wareega siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay 3-1 ku garaacday Napoli oo marti ugu aheyd garoonka Camp Nou, waxayna Blaugrana isku darka labada lugood awooday inay ku soo baxdo 4-2. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 3-1 ay ku hoggaamineysay […]Sii akhriso
(Yurub) 08 Agoosto 2020. Bayern München ayaa markale dubatay kooxda Chelsea isla markaana iska xaadirisay siddeeda Champions League, kaddib markii ay ku adkaatay 4-1, kulan xiiso badan ay ku wada ciyaareen garoonka Allianz Arena, waxayna cel-celis ahaan Bayern ku adkaatay labada kulan 7-1. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 2-1 ay ku hoggaamineysay […]Sii akhriso
(Madrid) 08 Agoosto 2020. Kabtanka kooxda Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa fariin u diray taageerayaasha Los Blancos, kaddib markii laga reebay tartanka UEFA Champions League. Manchester City ayaa u soo baxday wareegga Siddeeda ee tartanka Champions League, kaddib markii ay kaga adkaatay Real Madrid 2-1, kulankii lugta labaad ee wareega 16-ka, taasoo ka dhigan in […]Sii akhriso