Muqdisho.(SONNA):- Sii hayah wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Sadiik Warfa ayaa maanta guddoomiyay kullan la xiriiray dardargalinta hab-raaca shaqo qorista shaqaalaha dowladda waxaan goob joog ka ahaa kullanka  guddoomiyaha Guddiga qaranka shaqaalaha rayidka Xasan Abshiroow ,xubno ka tirsan guddiga iyo Sii akhriso
Hobyo.(SONNA):- Marwada Madaxweynaha Dalka Saynab Cabdi Macalin iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid  ayaa maanta dhagax-dhigay cisbitaalka hooyada iyo dhalaanka ee Degmada Hobyo ee gobolka Mudug. Dhagax-dhiga waxaa ku wehlinayay guddoomiyaha golaha wakiilada Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal ,Guddoomiyaha gobolka mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal Sii akhriso
Muqdisho.(SONNA):- Dood cilmiyeed looga hadlayay Xaaladda Af Soomaaliga ee dhinac  Maamulka iyo ganacsiga, ayna soo qabanqaabisay Akadeemiye Goboleedka AfSoomaaliga (AGA) ayaa xalay lagu qabtay barta Zoomka ee Aaladda fogaan aragga! Dooddaas ayaa waxaa ka soo qeybgalay Sii hayaha Ra’isul wasaaraha dalka, Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Sii akhriso
Muqdisho-(SONNA)-Xukuumadda oo dedaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobalka ku wareejisay mas’uuliyadda maamulka waxbarashada caasimadda. Ku wareejinta maamulka Gobalka maamulka waxbarashada ayaa ka dambeeyay is-afgarad dhex maray wassaaradda waxbarashada oo horay u maamuleysay Sii akhriso