Muqdisho.(SONNA):- Siihayaha Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay inay baaritaan dheeraad ah ku sameyn doonaan oo lagu ogaanayo sababtii ka dambeysay weerarkii maanta ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, isagoo bogaadiyay kaalinta ciidamada ammaanka ay ka geysteen howlgalkii ay ka fuliyeen gudaha xabsiga dhexe. Wasiirka oo shacabka Sii akhriso
(Germany) 10 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Manchester United iyo Koebenhavn, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa League. Kulankan oo ah hal lug ayaa kooxdiisa caawa adkaata labadaan naadi waxa ay iska xaadirin doontaa afar dhammaadka tartankan, iyadoo Semi-finalka Europa League ka ciyaari Sii akhriso
(Düsseldorf) 10 Agoosto 2020. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan caawa kooxaha Inter Milan iyo Bayer Leverkusen, kuwaasoo ku ballansan siddeed dhammaadka Europa League. Kulankan oo ah hal lug ayaa kooxdiisa caawa adkaata labadaan naadi waxa ay iska xaadirin doontaa afar dhammaadka tartankan, iyadoo Semi-finalka Europa League ka Sii akhriso