Home 2020 September
Muqdisho (SONNA)-Qaar ka mid ah Senatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan gaar  ah oo uu Baarlamaanku  la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Ha’yadda Qaxootiga Aduunka (UNCHR) ee Geeska Afrika, Hal ku dhigna looga dhigay Jawaabaha Baarlamaanku ee xalka Barakaca Khasabka ah ee Gobolka IGAD. Munaasabadda oo lagu Sii akhriso
Muqdisho (SONNA)- Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddi hosaadka  Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku adkeeyey muhiimadda Deyn Cafintu u leedahay dowladnimada iyo dib u dhiska dalkeenna. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo dar dargelin lahaa hannaanka loo marayo deyn cafinta Soomaaliya, iyadoo Sii akhriso
Country: Ethiopia Organization: Deutsche Gesellschaft für Internationale Zusammenarbeit (GIZ) GmbH Closing date: 14 Oct 2020 Invitation to Bid Reference No: 83364601 The Gesellschaft für Internationale Zusammenarbeit GmbH (GIZ) APSA project supports the African Union (AU) and regional organisations (RECs/RMs) to strengthen and effectively utilise instruments of Sii akhriso